Sargaal katirsanaa Ciidanka dowlada oo Xukun dil ah lagu riday (Daawo Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday  Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) oo lagu helay in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasan  21-ka bishii sagaalaad sanadkii 2018-kii. Sargaalkan ayaa qoray dhashiike ah ku dilay Dayax Iimaan Xasan oo kamid ahaa shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir, waxaana … Continue reading Sargaal katirsanaa Ciidanka dowlada oo Xukun dil ah lagu riday (Daawo Sawirro)